Madaxweyne Qoor-qoor oo Khudbad ka jeediyey Aqalka Sare, kana hadlay.. (Sawirro)

Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay wehliyaan Guddomiye Ku-xigeenada 1aad iyo 2aad ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmad Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) oo xarunta aqalka sare gaaray maanta. Guddiga Joogtada Aqalka Sare ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo Booqasho rasmi ah ku tagay Golaha … Continue reading Madaxweyne Qoor-qoor oo Khudbad ka jeediyey Aqalka Sare, kana hadlay.. (Sawirro)